Wareysi Qeybtii Koowaad Afahayeenka Kooxda Alshabaab Ee Uu La Yeeshay Xamza Maxamed (Video)

Warbaahinta Dalsoo ayaa soo bandhigaty qeybtii koowaad Wareysi lala yeeshay Afahayeenka Maleeshiyada Kooxda Alshabaab, wareysiga oo uu qaaday Xama ayaa su’aasha ugu horeysa ee laweydiiyey Cali Dheere waxay aheyd “aaway musharaxii Alshabaab uga qeyb gali lahaa doorashada ka dhaceysa Dalka”

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open