Abwaan Da’yar Oo Lasoo Baxay Murtida Iyo Hal Abuurka Jilaayaasha Sooraan Iyo Jawaan (Video)

Wiil da’ yar oo lagu magacaabo Shuceyn ayaa lasoo baxay Tallaabo wax ku ool ah oo u ku gaari karo himiladiisa faneed, waxaana Abwaankan la barbar dhigay jilaayaasha ahna abwaaniin Sooraan iyo Jawaan.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE