Dhageyso Xasan Sheekh Oo La Cadeeyey In Diiday Furitaanka Garoonka Diyaaradaha Nambar 50 Iyo Degeda Baraawe

Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Maamul Gobolleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Xasan, ayaa dhaliil u jeediyay Madaxweynaha Somala Xasan Sheekh Maxamuud.

Wasiirka ayaa cadeeyey in Xasan Sheekh marnaba aanu raali ka aheyn in hormar iyo nabad gelyo ay ka xasilaan deegaano ka tirsan K/galbeed gaar ahaan Gobolka Shabeelada hosoe oo ay ku jiraan Colaad iyo abaaro.

“Madaxweynaha Qaranka ee wakhtigiisu dhamaaday wuxuu jeclaa Tayeeglow, Xudur iyo Ceelbarde uu ka taliyo laakiin ma jecla in la howlgaliyo Garoomada Belidoogle iyo Lambar Konton si cad ayuu u diiday in la shaqo galiyo”.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open