Nin Falastiini Ah Ayaa Gaari Xamuul Ah Jiirsiiyey Askar Badan Oo Yahuud Ah Magaalada Qudus (Sawiro)

Ugu yaraan 5 askari oo ka tirsan askarta Yahuudda ayaa la dilay in ka badan 10 kale ayaa la dhaawacay kadib markii nin Falastiini ah uu jiirsiiyey gaari xamuul ah oo uu ku kaxeynaayey bartamaha magaalada Qudus ee dhulka xoogga lagu haysto ee Falastiin.

Ninka fuliyey howlgalkan oo la sheegay inuu xiriir la laaa Ururka Islaamiga Xamaas ayaa isagana waxaa toogtay ciidamada Yahuudda oo meesha ka agdhowaa.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open