Xaafadaha Degmada Nambar 50 Oo Weli Haawanaya Iyo Guryaha Shacabka Oo Aan Isbedelin (Sawiro)

Degmada Nambar 50 (Raaxoole) ee Gobolka Shabeelada hoose ayaa weli waxa ka maqan dadkii horey u degenaa oo ka guuray dagaalada ay soo qaadayaan Maleeshiyada Alshabaab.

Xaafadaha ayaan wax saameyn ah u geysan dagaalada dhacaya marka laga reebo cidlada jirta, waxaan albaabada u laaban goobaha Ganacsiga.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran