Barnaamjka Xogta Daahsoon Oo Lagu Soo Bandhigay Ninkii Afrikaanka Ahaa Ee La Kulmay Cunsuriyaddii Ugu Xumeyd (Video)

Barnaamijkeena xogta dahsoon oo uu soo jeediyo Xuseen Kurdi ayaa waxaa lagu soo bandhigay ninkii afrikaanka ahaa ee ay ku dhacday cunsuriyadii ama midab kala soocii ugu xumaa ee taariikhda soo martay

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE