Dhageyso Xiisadda Puntland Iyo Galmudug Oo Dib Usoo Laabatay Iyo Cabis Ka Taagan Magaalada Gaalkacyo

Waxaa dib usoo laabtay xiisadda u dhexaysa Puntland iyo Galmudug kadib markii maamulka Galmudug uu sheegay in ay gacanta kudhigeen ciidamo katirsan Puntland oo lagu maxkamadaynayo deegaamada maamulkaasi ka arrimiyo.

Hogaamiyayaasha ciidanka Galmudug ayaa sheegay in ragga ay hayaan ay Galbinayeen doonyo laga leeyahay dalka Yemen, waxaana midaasi ay dib usoo celinaysaa cadaawad iyo xiisad hor leh oo ka dhex ooganta Puntland iyo Galmudug.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE