Maamulka Shabeelada Hoose Oo Barnaamij Wacyi Gelin Ah Ku Qabtay Magaalada Wanla-weyn (Sawiro)

Maamulka Gobolka Shabeelada hoose ayaa barnaamij wacyi gelin ah oo loo qabtay bulshada deegaanka kusoo gabagabeeyey magaalada Wanlaweyn.

Barnaamijkan oo looga hadlaayey wada noolaashaha iyo qadarinta dadka taagta daran ayaa waxa lagu marti qaaday Ururada Bulshada, Dhalinyarada iyo Maamulka Wanlaweyn, iyadoo goobta looga halday doorka Bulshada ay ku yeelan karto wada noolaanshaha.

   

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE