Odayaasha Dhaqanka Ee Shabeelada Hoose Oo Khasaare Iyo Tacab Beel Ku Tilmaamay Doorashadii Shariif Xasan

Odayaasha Dhaqanka Gobolka Shabellaha Hoose oo shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxay Sheegeen in Doorashadii Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aaden lagala kulmay Khasaarey iyo tacab beel isla markaana waxay ugu baaqeen inuu Xilka baneeyo.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open