Seddax Haween Oo Leysla Qabo Oo Seygooda U Guuriyey Haweeney Afaraad, Dhacdo La Yaab Leh Oo Ka Dhacday Burco (Video)

Waxaa magaalada Burco ee Gobolka Togdheer ka dhacday Dhacdo ku inta badan ku Cusub dhegaha Soomaalida, Kadib Markii Nin Soomaaliyeed oo horey u Qabay Sadex Dumar ah uu Guursaday Haweenayadii 4-aad, Waxayna sheekada Xiisaha badan Noqotay markii ay Arooska dhigeen Sadexdii uu horey u Qabay.

Eng. Bashiir Yuusuf Jaamac ayaa ka warbixiyey Sida uu dhisay Afarta Qoys iyo sida Sadexda Dumarka ah ay ku dhiseen Xaaskii ugu danbaysay, Wuxuuna sheegay inuu Guusha ku gaadhay Cadaalad uu sameeyay, Sidoo kale wuxuu sheegay inay Noqotay Dhacdo dad badan dhiiri gelin ku samaysay.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open