Barnaamij Kooban Oo Looga Hadlayo Xubnaha Ugu Cadcad Doorashada Dalka (Video)

Barta Is badal doon ayaa lagu baahiyay Barnaamij Kooban oo aad u xiisa badan kaasi oo banaanka soo dhigay Taariikhda shakhsiyaadka ugu cad cad ee u madaxtinimada Soomaaliya damacu kaga Jiro, Barnaamijka waxaa si Toos ah banaanka loogu soo dhigayaa Fashilka maamulka Xasan shekh iyo Qodoba kale.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran