Cabdikariin Xuseen Guuleed Oo Xaalad Deg Deg Ah Geliyey Deegaanada Maamulka Galmudug (Akhriso)

Madaxweynaha Galmudug ee xilka ay ka qaadeen Baarlamaanka Maamulkaasi ayaa wareegto uu soo saaray xaalad deg deg ah ku geliyey deegaanada maamulkaas hoos yimaada.

Wareegtada kasoo baxday Cabdikariin Xuseen Guuleed ayuu ku sheegay kuwo lagu dejinayo xaalada Amni iyo midda siyaasadeed ee Galmudug, wuxuu kusoo rogay xaalad deg deg ah muddo sagaashan maalmooda ah oo ka bilaawda maanta oo ay warqadda soo baxday.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open