Dhageyso C.xakiin Xidig Oo Hanjabay Kuna Dhaartay In Berito Uu Noqon Doonka Gudoomiyaha Baarlamaanka

Musharax gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya  Cabdirashiid Maxamed Xidig oo shir jaraa’id Ku qabtey Magaaalada Muqdisho ayaa sheegay In Maalinta Barito uu noqon doono waa sida hadalka u dhigey ee Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya.

Xidig oo u muuqday mid ka careysan wararka lagu baahiyey baraha Bulshada ayaa sheegay in aanay waxba u dhimeynin hamigiisa ku guuleysiga Gudoomiyaha Baarlamaanka wararka la baahinayo, waxaana Balan uu ka dhigay doorashada beri dhici doonta.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE