Dhageyso C/kariin Xuseen Guuleed Oo Sheegay In Baarlamaanka Maamulkiisa Aanay U Qalmin Inay Xilka Ka Qaadaan

Madaxweynihii Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed oo xilka ay ka qaadeen Baarlamaanka Galmudug ayaa ka ayaa ka hor yimid xilka qaadista lagu sameeyey.

Cabdikariin Xuseen Guuleed wuxuu sheegay in si sharci ah loo hakiyey kalfadhiyada Baarlamaanka Galmudug talaabadaas hadda la qaadayna ay tahay mid garab marsan nidaamka u dagsan Golayaasha Galmudug siduu sheegay.

Guuleed ayaa ku sifeeyey go’aankaas mid daganaansho la’aan u horseedaya xaaladda Galmudug, wuxuuna cadeeyey in ay xooga saaryaaan sidii arrimahaas wax looga qaban lahaa.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE