Dhageyso K/galbeed Oo Si Jees Jees Ah U Soo Dhaweysay Doorashada Jawaari Iyo Guul Darada Shariif Sakiin

Wasiirada Maamulka Koonfur galbeed oo shir ku yeeshay magaalada Baydhaba ayaa soo dhaweeyey dib usoo doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka 10aad ee Golaha Shacabka.

Kulankii maanta oo uu shir gudoominayey Maxamed Xasan Fiqi ayaa waxay hambalyo iyo bogaadin ay ugu direen Guud ahaan Gudoonka cusub, gaar ahaan guusha dhaxal galka ah ee doorashada uu ka gaaray Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo dagaal siyaasadeed uu kala dhaxeeyo Shariif Xasan.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran