Musharaxiinta Isbedel Doonka Hogaanka Dalka Oo War Kasoo Saaray Xaaladda Siyaasadeed Ee Dalka (Video)

Mushaxiinta isbedel doonka Soomaaliya oo ay ku mideysanyihiin in ka badan 20 Musharax ayaa ka hor yimid qoraal kasoo baxay Madaxda Madasha Wadatashiyada Qaran oo ay ku mideysanyihiin Madaxda waqtigoodu dhamaaday iyo Madaxda Maamul Goboleedyada dalka.

Hogaamiyeyaasha isbedel doonka ayaa dhinaca kale soo dhaweeyey doorashada Gudoonka Cusub ee baarlamaanka, waxaana ay hambalyo u direen Baarlamaanka Soomaaliya.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran