Dhageyso Cabdirashiid Xidig Oo Sheegay In Uu La Heshiiyey 99 Xildhibaan Si Loo Raadiyo Isbedel

Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig oo looga guuleystay xilka guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inay midoobeen 99 xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya, wuxuuna sheegay in xildhibaanadaasi ay u midoobeen sidii isbadal loogu sameyn lahaa hogaanka dalka Soomaaliya, maadaama baarlamaanka uu isbadal uu ku yimid, sida uu hadalka u dhigay.

Wuxuu sheegay in xildhibaanadaasi ay ku heshiiyeen in isbadal muuqda lagu sameeyaa hogaanka dalka Soomaaliya, ayna ka shaqeyn doonaan xildhibaanada sidii shacabka Soomaaliyeed loogu daneyn lahaa.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE