Mid Ka Mid Ka Mid Ah Culimada Somaliland Oo Ka Digay Dhismaha Saldhigga Imaaraadka Ee Magaalada Berbera (Video)

Sheekh Aadan Siiro oo kamid ah Culimada magaalada Hargeysa, ayaa khudbad uu jeediyey wuuxuu uga Horyimid Qorshaha jamhuuriyadda Somaliland ay ku doonayo in magaalada Berbera looga siiyo Saldhig Ciidan.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE