Faysal Waraabe “Gaaladu Nama Xukumaan, Xamar Ayay 30% Ka Dhigaan Dumar, Doorasho Ma Dhacayso (Video)

Egn Faysal Cali Waraabe Gudoomiyaha Xisbiga UCID oo maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa wuxuu sheegay inaysan Marnaba Dhici Doonin Doorashada madaxwayne ee Jamhuuriyadda Somaliland, iyadoo Ay Jirto Abaar, Wuxuuna sidoo kale sheegay in dalalka Caalamka ee Dabada ka riixaya Arintaasi ay dantooda eegayaan  “Gaaladu waxay wataan Diimuqraadiyadda dalkooda, Laakiin inagu waxaynu Wadnaa Danta dalkeena” . Ayuu yiri  Eng Faysal.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open