Warbaahinta Ka Howlgasha Deegaanada Galmudug Oo Amar Lagu Soo Rogay (Akhriso)

War kasoo baxay Maamulka Galmudug ayaa amar lagu dul dhigay Wariyeyaasha oo lagu dhul dhigay in ay joojiyey dhamaan tabinta wararka iyo barnaamijyada khuseeya Maamulka khalalaasha siyaasadeed ay hareeyeen.

Qoraal kasoo baxay Wasiirka Madaxtooyada Galmudug Cumar Maxamed Diiriye ayaa lagu amray wariyeyaasha in aanay baahin karin wararka la xiriira shirarka iyo dibadbaxyada aanay ka war qabin Maamulka.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open