Xildhibaan Faarax Macallin Oo Cod Si Qarsoodi Ah Looga Duubay Ku Sheegay Arimo Badan Oo Sir Ah (Video)

Guddoomiye ku-xigeenkii Hore ee Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin ayaa hadal dheer oo si qarsoodi ah looga duubey waxaa uuku sheegay arrimo badan oo gobolka Waqooyi beri iyo Soomaaliya ah ku saabsan, Sidoo kalana Warbaahinta Kenya ayaa ku Xidhiidhisay Muuqaalo kale oo horey looga duubay Faarax Macalin.

Faarax Macallim oo hadlaya waxaa sheegayaa in Kenya aaney u gelin Soomaaliya wax aan ka aheyn in ay ka leedahay dano gaar ah iyo kheyraadka dalkaasi ee dabiiciga ah, Wuxuuna sidoo kale ka hadlayaa Qorshaha la doonayo in Soomaaliya Meesha looga saaro.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE