Daawo Barnaamijka Dhacdooyinka Caalamka Ee Tv-ga Somalinews Oo Uu Soo Jeedinayo Wariye Saalax Kalgacal

Barnaamijka maalinlaha ah ee dhacdooyinka Caalamka ee ka baxa Tv-ga Somalinews ayaa waxa lagu soo qaataa dhacdooyinkii ugu dambeeyey ee caalamka, barnaamijka maanta waxa soo jeedinaya Saalax Kalgacal.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE