Gudiga Qabanqaabada Doorashada Gudoonka Golaha Sare Oo Lagu Dhawaaqay (Akhriso)

Kulanka maanta magaalada Muqdisho ay ku yeesheen xildhibanada aqalka Sare ee Baarlamaanka Fedaraalka ayaa waxay iska dhax doorteen Gudiga qaban qaabada doorashada Gudoomiyaha Golaha.

Ilaa lex xubnood oo ka kooban Golaha ayaa la magacaabay, waxaana loo xulay hab Maamul Goboleed, iyadoo Maamulada shanta ah ee ka jira dalka iyo Somaliland ay kasoo jeedaan xubnaha.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran