Maxaa Farqi Ah Oo U Dhaxeeya Doorashooyinkii Lexdamaadkii Iyo Kuwo Hada Dalka Ka Socda (Video)

Waxa soo baxaya Su’aalo badan oo dul hoganaya qaabrka ay u dhacday ama ay u socoto doorashada, waxaana leys weydiinayaa Maxay ku kala duwanyihiin doorashooyinkii 60-maadkii ka dhacay Soomaaliya iyo kuwan maanta?

Prof: Axmed Cabdi Shuceyb oo wax badan usoo joogay ayaa si qaabeysan u shraxaya farqiga u dhaxeeya doorashooyinkii lasoo maray ee dalka ka dhacay iyo tan hada socoto .

Wuxuu sheegay in 60-maadkii ay Jireen Xisbiyo aad u badan iyo Damiir Wadaninimo, Balse Xiligan aysan Jirin, oo Maaliyiin iyo Boqolaalkun oo lagu Xisaabtamayo, Iyadoona Musharaxu hada Isagoo Shandad lacag ah wata  imaanayo”

Prof: Shucayb ayaa sheegay in Qofka sidaas kusoo baxay Ninkii lacagta soo siiyey uu ka Sugayo wuxuu u yeeriyo inuu u sameeyo, taas oo meesha ka saareysa wadaniyadda qofka muwaadinka ah.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran