Dhageyso Sheekh Shariif Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay, Weerar Afka Ahna Ku Qaaday Dowlada Xasan Sheekh

Madaxweynihii dowladii kumeel gaarka aheyd ee Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maant dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyey rajada uu ka qabo doorashada ka dhici doonta Soomaaliya.

Sheekh Shariif ayaa dhinac kale waxa uu ka hadlay musuq maasuqa iyo maaul xumida ay ku sifowday dowlada Xasan Sheekh oo eedeen badan kala kulana ssiyaasiyiinta Soomaaliyeed, waxaana uu tilmaamay loo baahanyahay isbedel siyaasadeed si looga hortago kooxda Damu-jadiid.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran