Maamulka Gobolka Shabeelada Hoose Oo Ka Deyriyey Isbaarooyinka Yaalla Wadooyinka Gobolka (Video)

Maamulka Gobolka Shabeelada hoose oo uu hogaamiyo Ibraahim Najax ayaa qaati waxay ka taaganyihiin Isbaarooyin daadsan Wadooyinka Gobolka kuwaas oo dad lagu dhibaateeyo.

Gudoomiye ku xigeenka dhinaca dhaqaalaha Maamulka Shabeelada Hoose C.fataax Xaaji Cabdulle ayaa ku tilmamaay isbaarooyinka Gobolka inay tira beeleen.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE