Safriika Cusub Ee Dowlada Sacuudiga Oo Waraaqahiisa Aqoonsiga Ku Wareejiyey Madaxweyne Xasan Sheekh

Dowlada BoqortooyadaSacuudiga ayaa safiir cusub usoo magacaawday dalka Soomaali loo sii wado xiriirka iskaashi ee ka dhaxeeya labada dowladood oo in mudda ah soo jirey.

Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waraaqaha aqoonsiga ee Safiirnimada ka gudoomay safiir Dr Mohamed Abdi-kani Al-Khayat oo uu soo magacaabay Boqorka dalka Sacuudiga.

Xasan Sheekh iyo Safiirka cusub ayaa kulan gaar ah oo ay ju yeesheen aqalka Madaxtooyada uga wada hadlay wanoaajinta xiriirka labada dal, waxaana safiirka boqortooyada Sacuudiga uu balan qaaday in dalkiisa Soomaaliya uu ku garab taaganyahay howmarka.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE