Waa Tuma gabadha carbeed ee La Talisa Donald Trump….? Video

Mid ka mid ah Gabdhaha haaysta dhalashada dalka Mareekanka laakiin asal ahaan kasoo jeeda Dunida Carab ayaa mar soo noqotay Gabadhii ugu da’da yareyd ee ka shaqeysa Aqalka Cad ee Mareekanka.

Hadaba Gabadhaas ayaa noqotay la taliyaha dhinaca Carabka ee Madaxweynaha Mareekan Dolad Trup, Barnaamijka xogta daahsoon ee uu soo diyaariyo Al-ustaad Xuseen Kurdi ayaa waxa lagu soo qaatay waa qof noocee ah Gabadhaasi.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE