Maxaa Ka Dhaqan Galay Lexda Tiir Ee Uu Balan Qadaay Xasan Sheekh 2012-ka Ilaa 2016

Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sanadii 2012-kii markii uu waday ololahiisa doorasho waxa uu balan qaaday hirgelinti lex tiir oo uu aas-aas uga dhigay waxqabadkiisa, laakiin waxa la leeyahay fashil iyo waxqabad la’aan ayuu ku sifoobay.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE