Wariye Reer Waqooyi Ah Iyo Fanaan Reer Xamar Oo Isku Fahmi Waayey Erey Bixino, Qosolka Dhex maray (Video)

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij Kooban oo Qosol badan, Kaasi oo ay isugu yimaadeen Laba nin oo kasoo kala jeeda Koonfuta Soomaaliya iyo Waqooyiga Soomaaliya, Waxay is dhaafsadeen Erayo kala duwan oo labada dhinac ay kala isticmaalaan, Kuwaasi oo midba mid ka kale Kuwiisu ay la yaab ku Noqdeen.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open