Xildhibaanada Maamulka Galmudug Oo Soo Bandhigay Shuruudaha Laga Doonayo Musharaxiinta Xilka Madaxweynaha (Video)

Xildhibaanada Maamulka Galmudug ee dhowaan Xilka ka qaaday Madaxwayne Cabdikariim Guuleed ayaa kulan ku yeeshay magaalada Cadaado ee Xarunta maamulkaasi oo maalmihii lasoo dhaafay ay Xiisad ka taagnayd.

Xildhibaanada Baarlamaanka Galmuudug ayaa soo saaray sharuudaha looga baahanyahay musharaxiinta u tartameysa xilka Madaxweynaha Maamul gobeleedka Galmudug iyagoo sidoo kale ka soo saaray warsaxaafadeed ay kaga hadlayeen shaqaaqadii  ka dhacday xaruntii ay ku shirayeen xildhibaanada Galmudug ee sababtay Dhimashada iyo Dhaawaca.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran