Barnaamijka Madasha Ee Kalsan Oo Lagu Faaqidey Doorashada Madaxtinimada Ee Soomaaliya (Video)

Barnaamijka Madasha ee ka baxa Telefeshinka Kalsan ayaa waxa lagu faaqidey arimaha doorashooyinka Madaxtinimada Soomaaliya oo ay ku hardamayaan siyaasiyiin badan,iyadoo barnaamijkan ay ka qeyb galeen Siyaasi Cabdulaahi Maxamed Aadan Salaamullaah iyo Aqoonyahaan Haabiil Cabdi Haybe

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE