Dhageyso Jilaaga Soomaaliyeed Ee Ajakis “Ninaa I Xumeeyey Oo Madoow Ah, Cukuse Ayaa Adeer U Ah”

Waxa  magaalada Muqdisho dib loogu soo celieyey jilaaga Soomaaliyeed ee lagu magacaabo Cabdi Muriidi Dheere Ajakis oo shalay lagu xirey magaalada Hargeysa Caasimada Somaliland.

Ajakis oo markii uu kusoo laabtay Muqdisho wareysi siiyey warbaahinta ayaa ka sheekeeyey qaabka loo xirey isagoo sheegay in uu xumeeyey nin jooga Garoonka Hargeysa oo ku sheegay Nin adeer uu u yahay Wasiir Cukuse.

Ajakis ayaa si qosol badan uga sheekeeyey xarigiisa.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE