Obama Iyo Qoyskiisa Oo Macsalaameeyey Aqalka Cad Ee Looga Arimiyo Dalka Mareekanka (Sawiro)

Madaxweynihii hore ee Mareekanka Brack Obama oo muddo sideed sano hayey xilka ayaa si rasmi ah u macsalaameeyey halka looga arimiyo aqalka cad ee dalkaasi Mareekanka.

Madaxweynaha la doortay Trump oo shalay loo dhaariyey xilka ayaa la wareegay Guriga ku dhex yaalla aqalka cad, markii ay soo dhamaatay xafladda xil wareejinta waxaana Obama iyo qoyskiisa ay macsalaameeyeyeen aqalka cad.

Diyaarad gaar ah oo kuwa Milateriga ayaa qoyska Obama u qaaday guri loogu talagalay inay ku noolaadaan, waxaana ay soo gabagabeeyey  muddo sideed sana ah oo ay maamulayeen dalka Mareekanka.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open