Safaaradda Soomaalida Ee Washington Oo Lagu Eedeeyey Inay Heshiis Qarsoodi Ah La Galeen Dowlada Mareekanka (Video)

Shaqaalaha Safaarada Soomaaliya ee Washington DC oo lagu eedaynayo inay heshiis qarsoon la galeen Dawlada Maraykanka si la tarxiilo boqolaal Soomaali ah soo galooti ahoo nolol u raadsaday wadankaas.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE