Sheeko Gaaban Soomaalida iyo Siyaasadda “Gabadhii Shaaha, Ninkii Caanaha Iyo Xaaskii Guriga” (Video)

Dadka Soomaaliyeed ayaa dhamaantood Noqday Kuwa ku howlan Arimaha Siyaasada, Waxaana Arintaasi Laga sameeyay Sheeko Gaaban, taasi oo muujinaysa Sida ay wax u Socdaan.

Gabadhii Iibinaysay Shaaha, Ninkii Caanaha iibinayey iyo Xaaskaagii Guriga Joogtay ayaa dhamaantood isku badalay Wada Siyaasi, hadaba muuqaalkan kooban ayaad ku daawantaa Oday Suuuqa Kusoo Daalay Iyo Waxa Ka Qabsaday Gurigiisa.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE