Waxa Isa Soo Taraya Khasaaraha Uu Dhaliyey Dab Xoogan Oo Maanta Ka Dhacay Suuqa Bakaaraha Ee Magaalada Muqdisho (Video)

Dab xoogan oo soo gaaray ilaa duhurnimadii maanta ayaa ka kacay qeybo ka mid ah Suuqa Baraakaraha ee magaalada Muqdisho, iyadoo dabka sababta uu u ka kacay ay kasoo baxayaan faafaahinno kala duwan.

Dad goobjoogayaal ah ayaa warbaahinta u sheegay in dabka uu ka kacay Maqaayad ku taalla inta u dhaxeysa suuqa sarifka iyo qeybta Timirta lagu iibiyo, waxaana kadib uu ku fiday bakhaaro kale oo ka ag dhow.

Gaadiidka dab damiska ayaa xilli dambe ku guuleystay in ay damiyaan dabka oo saameyn badan u geystay bakhaaro iyo dukaamoyar oo kuwa ganacsiga ah.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open