Daawo Ajakis Oo Qaaday Hees Qiiro Badano Iyo “Reer Banaadir Hadaan Nahay Waxaan Dhahnaa Afdaboolan Dahab”

Jilaaga Soomaaliga Cabdi Muriidi Dheere Ajakis oo maalintii Jimcaha lagu xirey Magaalada Hargeysa ee Xarunta Somaliland ayaa caawa soo fariistay barnaamijkii caanka uu ku ahaa faaliyaha Qaranka, waxaana si dareen leh  oo kooban uu uga hadlay wixii ku qabsaday Garoonka Hargeysa.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran