Dhageyso Soomaali Ka QaybGashay Dibadbaxyo Looga Soo Horjeeday Donald Trump Oo Ka Dhacay Maraykanka

Mudahaaraadyo balaaran oo looga soo horjeedo madaxweynaha cusub ee Maraykanka Donald Trump ayaa gabi-ahaan-ba ruxay qaybo badan oo kamid ah dalkaas maalin ka dib markii Trump loo dhaariyay in uu noqdo madaxweynihii 45-aad ee Maraykanka.

Qaar kamid ah Somalida Maraykanka ayaa ka qayb-qaatay dibad-baxyadan oo ahaa kuwa aad u balaaran, waxaana ay ka warbixiyeen dareenkooda.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE