Daawo Barnaamijka Dhacdooyinka Tv-ga Somalinews Soo Saaristii Iyo Tabintii Saalax Kalgacal

Barnaamijka maalinlaha ee dhacdooyinka caalamka ee ka baxa Tv-ga Somalinews ayaa maanta waxa soo saaray islamarkaana soo jeedinaya Saalax Cumar Faarax (Saalaxkalgacal), qodobada aad ku daawan doontaan barnaamijka waxa ka mid ah Donald Trump iyo Saxaafadda dalka Mareekanka oo ay ka dhex tafatay iyo qodobo kale.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE