Gaari Walxaha Qarxa Lagu Soo Rakibay Oo Ku Qarxay Agagaarka Shaleemo Soomaali Ee Magaalada Muqdisho

Qarax culus ayaa goordhow ka dhacay agagaarka Shaleemo Soomaali ee magaalada Muqdisho.

Qaraxa oo loo maleynaayo in lagu soo rakibay gaariga la qarxiyey ayaa ahaa mid lala beegsaday ninka watay gaariga oo ilaa hadda aan la aqoonsaninin qofka uu yahay.

Wixii ka soo kordho arimaha qaraxan la xiriiro dib ayaan idinkaga soo gudbin doonaa haddii faahfaahin dheeraad ah laga helo.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open