Wasiirada Haweenka Puntland “Muqdisho Ayaa Lagu Kufsaday Rag Iyo Dumar Ee Xasan Shiikh Wax Ha U Qabto”

Wasiirada Haweenka maamulka Puntland Aniisa C.qaadir muumin ayaa mudo kadib magaalada Gaalkacyo waxay ku Booqatay Gabadh lagu kufsaday magaalada Galdogob ee gobolka Mudug, waxayna si kulul uga Jawaabtay Hadalkii madaxwayne Xasan Sheekh kasoo baxay.

Aniisa ayaa sheegtay in Xasan Sheekh looga baahan yahay inuu wax u qabto Dumarka iyo Raga ay sheegtay in lagu Kufsaday Xamar, balse arintaan ay Puntland ku filan tahay sida ay hadalka u dhigtay.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open