Madaxweynaha Puntland C.xakiin Camrey Oo Sheegay In Maamulka Puntland Uu Ku Filanyahay Gabdhaha Lagu Kufsado Deegaanadooda (Video)

Madaxweyne ku xigeenka Maamul Goboleedka Puntland Eng Cabdixakiin Cabdulaahi Camey oo maanta a qeb galay shir looga hadlaayey kufsiga oo ka dhacay magaalada Garowe ayaa aheegay in Xukuumadda Puntaland ay ku filantaay inay wax u qabtaan Gabdhaha lagu kufsado deegaanadooda.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE