Weerarkii Lagu Qaaday Hotel Dayax Oo Saameyn Xun Reebay (Video + Sawiro)

Ugu yaraan 15 qof ayaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen Weerarkii maleeshiyada Alshabaab ay ku galeen Hotel Dayax ee magaalada Muqdisho.

Weerarka oo isugu jiray Qarax iyo dagaal toos ah ayaa qalbi jab iyo saameyn xun ku reebay nolosha Shacabka iyadoo la arkaayey guryo u dhow hotelka la weeraray oo gubanaayo taasoo muujineyso xaddiga qaraxa.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE