Dhageyso Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Oo Sheegay In Magaalada Muqdisho Ay Xukumaan Dowlado Shisheeye Ah

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng. Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Garowe ayaa si qotod dheer uga sheekeeyay calool xumo uu kalasoo kulmay safarkii uu dhawaan ku tagay magaalada Muqdisho.

Wuxuu lasoo kulmay Xasan Sheikh oo lagu xukumayo awoodiisi, iyo caasimaddii Muqdisho oo ay ka talinayso beesha caalamka.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE