Gudoomiyihii Sariflayaasha Ee Hargeysa Oo Xabsigii Lagu Xiray Ku Geeriyooday

Guddoomiyihii sariflayaasha Hargeysa oo shalay lagu xidhay xabsiga dhexe magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland ayaa saaka geeriyooday.

Cabdullaahi Cali Barre oo shalay ciidamada aamnka ay xireen ayaa ilaa hadda la caddaynin sababta geeridiisa, isagoo loo xiray arrinta sicir bararka sarifka oo isaga iyo sariflayaal kale ka soo horjeesteen go’aanka xukuumadda kasoo baxay.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open