Musharaxiin Shir Ku Yeeshay Magaalada Muqdisho Oo Warmurtiyeed Khuseeya Doorashada Soo Saaray (Video)

Waxaa maanta magaalada Muqdisho Kulan ku yeeshay inka badan 16 musharax oo u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya, kuwaasi oo ka Arinsaday Arimaha doorashooyinka iyagoo ugu danbayn soo saaray War-murtiyeed ka kooban Dhowr qodob.

Musharixiinta shirka ka qayb galay waxaa kamid ah Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, C/qaadir Cosoble, C.raxmaan Faroole, C/raxmaan C/shakuur Warsame, Jabriil Ibraahim Cabdulle , Saciid Dani iyo musharixiin kale.

Kulanka kadib Ridwaan Xirsi Maxamed Raysal wasaare ku xigeenkii Hore ee Soomaaliya waxa uu Warbaahinta u Akhriyey Go’aanada kasoo baxay.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran