Heesta Caanka Baxday Ee “Qoraxdoo Aroortii, Qaybisay Falaaraha” Haweeneydii Loo Qaaday Oo Xilligan Ayeeyo Ah Iyo Abwaan Shirwac Oo Ka Sheekeenaya (Video)

Maxaad taqaan Qisada Heesta Caanbaxday ee uu Qaado Fanaanka wayn ee Xasan aadan Samatar ee QARAD oo Erayadeeda ay kamid yihiin “Qoraxdoo Aroortii, Qaybisay Falaadhaha”

Gabadhii loo Qaaday Xiligaasi iyo Sayigeeda Xiligan waa Ayeeyo iyo Awoowe oo Caruurta ay dhaleen Ayaa Caruur sii Dhalay, Hadaba Prof: Shirwac oo ka warmaya Heestaasi iyo Xiligii uu Jeclaaday Xaaskiisa ee uu Sameeyay.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open