Musharaxiinta Madaxweynaha Dalka Xasan Sheekh Iyo C raxmaan Faroole Oo Maanta Kulan Yeesha Magaalada Muqdisho (Video)

Musurixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ee Xasan Shiikh Maxamuud  iyo Cabdiraxmaan Faroole ayaa maanta Kulan ku yeeshay Madaxooyada Soomaaliya, Iyadoo  Xxildhibaano labada gole ka tirsan ayaa kulanka joogeen.

C.raxmaan Faroole ayaa sheegay inuu marti qaadka u sameeyay madaxwayne Xasan sheekh, Wuxuuna sheegay inay ka Wada hadleen arimaha doorashada, oo si cadaalad ah ay wax u dhaceen, islamarkaana qofkii guulaysta loola wada shaqayn lahaa.

Madaxwayne Xasan sheekh oo isaguna goobta ka hadlay ayaa sheegay inuu C.raxmaan Faroole yahay Masuul  soo shaqeeyay oo Hadana ah Musharax Madaxwayne iyo Kulanka ay wada qaateen.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open