Sawiro Kala Duwan Oo Qosol Badan Ayaa Laga Sameeyey Cumar C rashiid, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Faarax Sheekh C qaadir

Farshaxanka Soomaaliyeed ee Amin Arts ayaa sawiro ka sameeyey qaar ka mid ah Madaxda ugu sareysa dala sida Xasan Sheekh Maxamuud iyo Saaxiibkiisa Faarax Sheekh C.qaadir.

Sawir labaad ayaa Amin Arts waxa uu ka sameeyey Cumar C.rashiid Cali Sharma’are.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE